Hoggaamiyaha kooxda Taliban oo u digay Maraykanka ka dib heshiiskii Doha

Hoggaamiyaha Taliban ayaa maanta sheegay in mintidiinta ay ka go’an tahay ilaalinta heshiiska taariikhiga ah ee ay la galeen Mareykanka, inkasta oo lagu eedeeyey inay fuliyeen kumanaan weerar oo Afghanistan ka dhacay tan iyo markii heshiiska la saxiixay. Haibatullah Akhundzada, oo soo saaray farriin la xiriirta ciidul fitriga, ayaa ugu baaqay Mareykanka inaysan lumin” fursadda … Continue reading Hoggaamiyaha kooxda Taliban oo u digay Maraykanka ka dib heshiiskii Doha